U gudub nuxurka bogga
SABAAD

adan

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AD4 xar
1

Libaaxa tan dheddig; gool.

2

Ugaarta ama dugaagga intooda laayaanka ah.

3

Koox libaaxyo ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Askartii ku dhaawacmay qaraxa ayaa la gaarsiiyay Isbitaal ay ciidanka AMISOM ku leeyihiin garoonka diyaaradaha ee Adan Adde, iyadoo dhaawacyada qaarkood la sheegay inay yihiin halis.

”
“

Khasaaraha ugu badan dagaalada ka dhaca Muqdisho, ayaa waxay gaaraaan dadka shacabka ah, iyadoo tan iyo markii hay'adan la sameeyay ay dadka dhaawacma heleen gaadiid si ka dhaqso badan sidii hore ku gaarsiiya isbitaalada.

”
“

Baabuurkan la qarxiyay ayaa waxaa ku dhintay darawalkii waxaana ku dhaawacmay sarkaalka madaxda ka ah hay'adan oo u dhashay Talyaaniga iyo mid ka mid ah ilaalada UNPOS.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
adan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan