U gudub nuxurka bogga
SABAAD

isbitaal

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf ISubg IS8 xar
1

Meesha dadka jirran lagu daaweeyo lana seexiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Halla yaabin akhristow haddii adigoo bukaan ah lagu geeyo Isbitaal Keysaney ee lagu yiraahdo "Yaa kaa shubaya Lacagta, ha lagu daweeyee?"

”
“

Geerida 3-daan askari ee Itoobiyaanka ah marka laga soot ago waxaa kale oo la sheegay in dhowr kale oo Ciidamadaasi ka tirsan ay dhaawacyo soo gaareen waxaana loola cararay xaruntooda ay ku leeyihiin Afgooye oo isbitaal gar ah ugu dhexyaal.

”
“

Ciidamo dagey Isbitaaka Digfeer Ciidamo Ethiopian ah oo wata gaadiid aad u fara badan oo Tekniko ah ayaa maanta duhurnimadii waxa ay dageen Isbitaal Digfeer ee Magaalada Muqdisho.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

I · IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
isbitaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan