U gudub nuxurka bogga
SABAAD

adduunyo

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AD8 xar
La Mid AhadduunMagac Lab
1

Dhulka iyo waxa deggan; ifka lagu noolyahay; duni.

2

Hanti badan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Abuu Hureyra cabsidiisa Alle ayaa waxaa wehelisay adduunyo naceyb, wuxuu sida badan ku dadaali jiray u-camal -falka maalinta aakhiro, sidaa darteed wuxuu markasta ka wel-weli jiray cadaabta iyo xanuunka ay wadato naartu.

”
“

. Adduunyo ka kabo li'id, aakhirana u salaad li'id.

”
“

Merfeshka qayilaadda London isagu malaha wuxuu u dhexeeyaa laba adduunyo oo midna ma raacsana?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
adduunyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan