U gudub nuxurka bogga
SABAAD

adduun

Magac Lab
Xaraf ASubg AD6 xar
1

Dhulka iyo waxa deggan; ifka lagu noolyahay; duni.

2

Hanti badan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

C/qaasim, wuxuu sheegay in dagaalada ka socda Somalia ay yihiin kuwo dhibaato badan ay ka dhaxleen shacabka ku nool Muqdisho, mas'uuliyadana la weydiin doono Adduun iyo Aakhiro dhinacyada ay dirirtu u dhexeyso.

”
“

Gabagabadii Umadda Soomaaliyeed waxaa maanta la gudboon in ay khatarta soo foodsaartay ku baraabugaan, kana waantoobaan isqabqabsiga iyo dagaallada sokeeye oo halaag adduun iyo mid aakhiraba u horseedaya.

”
“

Dhalinyaradaasi ugama aysan soo tegin tuuladoodii adduun raadis iyo xoolo, ee waxay uga soo tageen iyagoo doonaya Eebbe raalli ahaanshihiisa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
adduun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD