U gudub nuxurka bogga
SABAAD

afartan

Magac Lab
Xaraf ASubg AF7 xar
1

.t Tiro ka kooban afar meelood oo min toban ah; "40".

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Afar boqol iyo Afar iyo Afartan ( 444) Indhal.

”
“

Dadka dhaawacmay ayaa lagu tilmaamay inay tiro ahaan gaarayaan Afartan shacab ah oo Garoonka ku sugnaa.

”
“

waa lambar tiro ka mid ah xisaabta taasi oo u qoranta afartan iyo sideed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
afartan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan