U gudub nuxurka bogga
SABAAD

min1

Magac Lab
Naxwe-nan, m.l
Xaraf MSubg MI3 xar
1

Guri, aqal.

2

Ilmaggaleen, ilmasideen.

3

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ethiopia oo min 11 sano oo xarig ah ku xukuntay Wariye iyo Sawir qaadaha Schibbye iyo Persson Wariyaashan, ayaa waxay la socdeen Jamhadda ONLF, waxaana qabtay Ciidanka Ethiopia kadib dagaal dhexmaray iyaka iyo ONLF.

”
“

Haddaba, sow laba min uun maaha; in loo haneeyo oo lagu gelbiyo iyo in dhulku wax layska gelbiyo ka weyne, lagala soo hadho.

”
“

Iftin waxay wakiiladeedu joogaan 5-ta qaaradood ee aduunka, waxayna ku baahsan yihiin geeska Africa min tuulo, degmo ilaa gobol.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nan, m.l

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
min - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan