U gudub nuxurka bogga
SABAAD

albaab1

Magac Lab
Naxwe-bbo/-byo m.dh
Xaraf ASubg AL6 xar
1

Bir, loox iwm oo hab gaar ah loo sameeyey oo guryaha irdahooda lagu awdo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ilaa imikana in aanu arag albaab ay handaraab ugu dhajisay, iyadoo aan is idhi waxay fidinayaan gebgebtii Qadaafi iyo jamaahiraya job.

”
“

Masaajidka gudihiisu wuxuu ahaa ciid, wuxuuna lahaa saddex albaab, dhererka masaajidku, marka laga soo bilaabo dhinaca qiblada ilaa meesha u dambaysa, wuxuu isu jirey 100 dhudhum, ballaciisuna sido kale ayuu ahaa.

”
“

Ha ogaado Shacbiga Somaliland in ay Xukuumadda iyo inta taageertaa, albaab cusub fureen, kuna soo biirsheen Siyaasadda Somaliland ugaadhsiga Mucaaridka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bbo/-byo m.dh

Xarafka

A · AL

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
albaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan