Tusaale Dheeraad ah3
β
Madaxweynuhu wuxuu sheegay in xukuumadiisu ay muhimada koowaad siinayso ciidamada, isagoo sheegay in dowladihii ka horeeyay ay ku burbureen arimo la xiriira ciidamada, wuxuuna sheegay in qof aan anshax lahayn aan laga dhigay ciidan.
ββ
- In la dajiyo Xeerka Asluubta ama Anshax wanaaga Puntland. 4- In La dhiso Gudiga Anshaxa Warbaahinta Puntland. 5- In la tayeeyo Aqoonta iyo awooda Warfidiyeenada lana hormariyo warbaahinta.
ββ
Anshax xumida (anti-social behaviour) gaar ahaan joogsiga wadooyinka ayaa noqday arin ay caan ku noqdaan dhalinyarada Soomaliyeed.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-xo, m.l
Xarafka
A Β· AN
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
