U gudub nuxurka bogga
SABAAD

asaasi

Magac Lab
Xaraf ASubg AS6 xar
1

.kh A. ah: wax cusub oo bilow ah; wax saldhig ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

- Warbaahintu waxay kaalin mug leh oo asaasi ah siinaysaa Nabada iyo u adeegista Maslaxada Guud ee Dalka iyo Dadka. 7- Dowladu Waxay ku daraysaa Barnaamij-yadeda laga dalbanayo Hay'adaha Caalamiga ah Hormarinta Warbaahinta.

”
“

Baahida carruurta yari waa asaasi: carruurtu way gaajootaa, daalaan waana dhibanaan karaan.

”
“

Waaya-aragnimadeena ku soo korida qoyska asalka ah ayaa muhiim asaasi ah u ah waxaan aaminsanahay oo ku saabsan carruurteena, waalidnimadeena iyo qoysaskeena.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
asaasi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan