U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaalin1

Magac Lab
Naxwe-immo, m.dh
Xaraf KSubg KA6 xar
1

Ceelka meesha biyaha lagala soo baxo, darkana ku aaddan.

2

Meelaha shidaalka laga qaato.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markaas hees-faneeddu waxay buuxisay kaalin bannaan, waxayna noqotay halabuur fudud, isla markaas aan dan ka lahayn cid kale, caqlina aan ku fadhiyin ee dareenka ka imanaya.

”
“

Mar haddii xawaaladuhu aanay u shaqeyn karin sidii bangi dhammeystiran, iima muuqato kaalin iyaga u gaar ah oo ay ka qaadan karaan horumarinta dhaqaalaha.

”
“

Gaas oo ka Hadlay Arrinta Tukaraq Madaxweyne Gaas ayaa dalalka Somalia daneeya ugu baaqay in ay kaalin ka geystaan xal u helidda arrintan, isaga oo sheegay in maamulkiisu uu talaabo qaadi doono.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-immo, m.dh

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaalin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan