U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mug

Magac Lab
Xaraf MSubg MU3 xar
1

Weel ama wax kale oo gudo leh, inta qaadkiisu le'egyahay.

2

Inta shay gudo leh buuxin karta.

3

Kol; mar.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ra’iisul Wasaarahu waxuu sheegay in arrimaha macluusha ay yihiin kuwo aad u daran una baahan in Midowga Yurub ay kaalin mug leh ka qaataan gurmadka abaaraha.

”
β€œ

"Puntland waxaa ka jira nabad, waxayna kaalin mug leh kasoo qaadatay dhismaha Dowlada Federaalka Somalia; runtiina intii aan ra'iisul wasaaraha ahaa waxay gacan naga siisay dib u dhiska dalka iyo soo celinta amaanka" ayuu Geeddi yiri.

”
β€œ

Shaki kuma jiro in uu C/laahi Suldaan, mug iyo baaxadba wixii ay maansadiisu lahayd, ku jeediyay la dagaalanka qabyaaladda, sidaana maanta lagu xusuusto, laguna xuso.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M Β· MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mug - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan