Tusaale Dheeraad ah3
β
Waxaa uu sheegay in aanu u arkin in uu dambi yahay in uu fikirkiisa wato, isagoo sheegay in aanu dhibaato kaga maqnayn Somaliland, waxaa uu ku tilmaamay qabashada la qabtay mid ayaandarro ah oo aysan haboonayn in qof fikirkiisa loo qabto.
ββ
Waxaa afduubay Roge, waxayna gashay ayaandarro gaadhsiisay in ay sidii Dhegdheer ragga qalato.
ββ
Waa ayaandarro in wax shalay gumeysigii soo duulay uu ku guuldarreystay, maanta gacmo Soomaaliyeed lagu hirgaliyo, walaaluhuna ay is gowracaan.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
A Β· AY
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
