U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shalay

Magac Dheddig
Xaraf SHSubg SHA6 xar
1

.fk Maanta maalintii ka horrey-say.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afahayeenka Golahaasi ee dhinaca Siyaasada C/laahi Dheere oo sheegay in Ciidamada Amsom shalay Madaafiic ay rideen ay ku dhinteen dad kabadan 25-Qofood..

”
“

Afahayeenka Golahaasi ee dhinaca Siyaasada C/laahi Dheere oo la hadlay Maanta Qeybaha Saxaafada ayaa sheegay in Ciidamada Amsom shalay Madaafiic ay rideen ay ku dhinteen dad kabadan 25-Qofood,islamarkaana ay ku dhaawacmeen in kabadan 60-Ruux oo kale.

”
“

Abaaro 10:45- daqiiqadood ee gelinkii hore ee shalay ayaa si rasmi ah loogu war helay magacaabista Madaxweyne-kuxigeenka cusub oo ah Axmed Yuusuf Yaasiin oo uu Madaxweyne Rayaale u doortay Madaxweyne Ku-xigeenka cusub.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shalay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan