gaboobi b) xiran1 f.mg1 (-rmay, -rantay; -rmi)
baryi (doonaa) Waxaa qaamuuska laga dhax arkayaa in falalka qaarkood, halka ku cadyahay isrorogga, la raacsiyey qaabka uu ku dhammaado masdarka oo wax yar ka beddelan sida caadiga ah, arrintaasna waxay u gaar tahay falalka farcame ee aan kor ku soo xusnay oo kala ah saddexdan kooxood: a) (-oobay, -owday; oobi), b) (-rmay, -rantay; -rmi) iyo c) (-ryay, -riday; -ryi). Waxaa qaabka kooxdan la wadaaga qaar ka mid ah falka caadiga ee Isrogrogga 1°, waxaana ugu wacan isa saameynta shaqallada (vowal harmony) oo keena isbeddel., falalkaas waxaa ka mid ah falka: dhac (-cay, -cday;dhici) 3° ke.: -yay (l.), -say (dh) 3) Masdarka: -in, -eyn g.2 (-iyay, -isay) 1) kari!2) kariyay, karisay 3) karin (doonaa) b) jidee f.g.2 (-eeyay, -eysay) 1) jidee! 2) jideeyay, jideysay 3) jideyn (doonaa) XV Isrogrogga III Astaamaha u gaarka ah isroggroggan: 1) Qaabka fal amarku wuxuu ku dhamaadaa -o, -so, -ow 2) Tagto qf. 3° ke.: -tay/-day (l), -atay (dh) 3) Masdarka: -an (-san, -on) g.3 (-rtay, -ratay) 1) baro! 2) bartay, baratay 3) baran (doonaa) b) baxso f.g.3 (-saday, -satay) 1) baxso! 2) baxsaday, baxsatay 3) baxsan c) adkow f.mg3 (-kaaday, -kaatay) 1) adkow! 2) adkaaday, adkaatay 3) adkaan (doonaa) d) caroo f.mg3 (-ooday, -ootay) 1) caroo! 2) carooday, carootay 3) caroon (doonaa) Isrogrogga IV 1) Falalka ka tirsan kooxdan lama adeegsado fal amarkooda maadaama ay yihiin fal ahaansho ama fal sifo, laakiin qaab ahaan waxaan ka dhignay sida kuwa kale ee badan. Laba koox ayayna u kala baxaan: koox aan lahayn dibkabe, sida dheer, weyn, og iwm. iyo koox dibkabe leh, kuwaasoo laba cayn kala ah: a) fal+an, sida: xiran, shidan iwm., b) magac+san, sida: jabsan, quruxsan iwm.). 2) Tagto qf. 3° ke: -aa (l), -ayd (dh) 3) Masdarka: -aan mg4 (-raa, -rayd) 1) dheer 2) dheeraa, dheerayd 3) dheeraan (doona) b) furan2 f.mg4 (-rnaa, -rnayd) 3) furnaan (doona) 1) furan 2) furnaa, furnayd c) jabsan f.mg4 (-naa, -nayd) 1) jabsan 2) jabsanaa, jabsanayd 3) jabsanaan (dh) XVI 3.2 Falal gaar ah a) Waxaa jira falal qaab amarkoodu ku dhamaado -i oo haddana laba siyood isu rogrogi kara, isrogrogga I iyo midka II. Falalka noocan ah waxaa loo adeegsan karaa labada qaabba, waxayna wadaagaan, micnaha ka sokow, qaabka fal amarka iyo isrogrogga qofka 3° ee labka ee kelida ah, inta kale way ku kala duwanyihiin (sida qf 3° ee dh iyo masdarka). Tus. : 1) badi! 1) badi! 2) -iyay, -iday 2) -iyay, -isay 3) badiyi (doonaa) 3) badin (doonaa) Falalka kuwan la midka ah, si aanay u noqon laba erey oo kala gaar ah waxaa laga dhigay hal erey, inta ay ku kala duwanyihiinna waa lagu kordhiyey, labada siyood ee loo adeegsan karo inta la qoray ayaa haddana sumadda ama (/) la dhax dhigay:
Falanqaynta Naxwaha
Fal Gudbe (1) (f.g1)
-ay, -rtay
Q · QO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
