U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mahadsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf MSubg MA8 xar
1

Wax la mahadiyey ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale waxaay jaaliyada Puntland Diaspora Forum ee dalka Norway u mahad celinaysa saxaafada had iyo jeer la garab taagan taagerida iyo wada shaqayntooda aad bayna u mahadsan yihiin.

”
“

Barakacayaasha Soomaaliyeed ee PL mahad iyo qalbi furnaan aan la soo koobi Karin ayaa idiin hayaa; waana ku mahadsan tihiin garab istaagiina.

”
“

Dalmar: Waan dhawahay, idinkuna waad ku mahadsan tihiin fursadda aad i siiseen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mahadsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan