U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baaqin1

Magac Lab
Xaraf BSubg BA6 xar
La Mid AhbaaqimoMagac Dheddig
1

Neef caana yar; gabno; badho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Aas iyo ruux dhintay oo tiisii dhammaatay asturistiisa laguuguma baaqin, Aroos iyo alalag, kaalaya i arkaay ujeedadu ma ah.

”
“

Shariif Xasan wuxuu sheegay inuu isagu soo jeediyay in shir lagu qabto meel aan ahayn Muqdihso, wuxuna xusay inuusan marnaba ku baaqin shirka laga badalo Muqdisho, isagoo sheegay inaysan jirin meel uu hadalkaas ka sheegay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baaqin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan