U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baarasho

Magac Fal
Xaraf BSubg BA8 xar
1

.dh baaro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeenka u hadlay ciidanka Somalia ayaa maanta ka sheegay Muqdisho in 8-askari oo ay u soo qabteen falal isugu jira baarasho iyo rasaaseyn gaari kuwa dadweynaha ayna noqno doonaan kuwa ugu horeeya ee Maxkamadan lasoo taago.

”
“

Kooxahaan ayaa waxay wararku sheegayaan inay gacansaar la lahaayeen kooxaha ka horjeeda mamaulka gobolka, iyadoo la xusay in gaariga lacagta lagu waday iyo xubnihii la socday lagu amaray inay dagaan, dabadeedna gaariga baarasho loogu dhaqaaqay.

”
“

Waxa ay sheegeen dadkaas in marka la gaaro salaada cishaha ay xaafadaha ku soo qul qulaan kooxo xiran dharka ciidamada, kuwaasoo dadka xaafadaha ku sugan baarasho u geysta, deetana ka qaata wax alaale waxa ay sitaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baarasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan