Tusaale Dheeraad ah3
β
. Besshu wexey Shacabka reer Puntland ugu baaqeysaa in meel looga soo wada jeesto qof alaale iyo qofkii ka hor yimaada nabada, midnimada iyo geedi socodka dimuqraadiyada reer Puntland.
ββ
Hadaba cid alaale cidii warkeeda heli karto ama meel lagala xiriiri karo heyso waxaa si naxariis leh looga codsanayaa inay lasoo xiriiraan Dahir Mohamud Mohamed oo laga heli karo tel-ka 44(0)2087614816.
ββ
Siyaasadda xoolaha waxa hagta wasaaradda xannaanada xoolaha, iyadoo kaashanaysa cid alaale cidii lug ku leh ka shaqaynta iyo aqoonta xoolaha.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-layaal, m.l/dh
Xarafka
A Β· AL
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
