U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qulaan

Magac Lab
Naxwe-aammo/-nno, m.dh
Xaraf QSubg QU6 xar
1

Weel naas ama ib leh oo dadka aan wax cabbi karin wax lagu cabsiiyo.

2

Warqadaha turubka mid ka mid ah oo wiil ku sawiranyahay oo u dhexeeya raanida iyo tobonlaha.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Dadka Ajnebiga ah ee soo gala Somaliland ayaa maalinba maalinta ka dambaysta soo kordha, iyadoo ay dadkaasi inta badan ka soo qul-qulaan wadamada aynu jaarka nahay, sida: Itoobiya, Jabuuti iyo Somaliyada Koonfureed.

”
β€œ

Waxa ay sheegeen dadkaas in marka la gaaro salaada cishaha ay xaafadaha ku soo qul qulaan kooxo xiran dharka ciidamada, kuwaasoo dadka xaafadaha ku sugan baarasho u geysta, deetana ka qaata wax alaale waxa ay sitaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-aammo/-nno, m.dh

Xarafka

Q Β· QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qulaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan