Tusaale Dheeraad ah3
β
Tama tuc oo ah inuu qofku xirmado Cumrada bilaha xajka gaar ahaan ka bacdi marka bisha Shuwaal soo gasho ka dibna ka firaaqooda (ka baxo) cumradii oouu xidho xajkii.
ββ
Muddo ka bacdi sheikh Madar (AHN) wuxu Hargaysa ka sameeyey maamul aan ku salaysnayn qabiil kaliya, balse ka kooban qabiilooyin kala duwan oo ka tirsanaa Jameecada, Islama markaana lagu maamulo Kitaabka quraanka kariimka ah iyo sunaha rasuulka (CSW).
ββ
Ka bacdi marka laga gudbo Doorashadda Golayaasha Deegaanada, waxa sidoo kale la rajaynayaa inay dhacdo Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne-Ku-Xigeenka.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
B Β· BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
