U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maxkamad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf MSubg MA8 xar
1

Hoy dacwadda lagu qaado.

2
2

Dadka xukunka qaada. maxlal1

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamada FBI, ayaa waxay guryahooda oo ku yaala gobolka Minnesota kasoo qabqabteen aroonimadii hore ee shalay 20-qof oo ka mid ah dhalinyaradaas, kuwaasoo isugu jiray rag iyo dumar lana horgeeyay Maxkamad.

”
“

Dahir Riyaale ayaa tacsi u diray ehellada labadaasi qof isaga oo sheegay in maxkamad la soo taagi doono askarigii ka dambeeyay dilkiisa.

”
“

AZHARI: Xukuumadu sixun bay u maamushay dhacdadaa, waxay ahayd in eedaysanaha maxkamad la saaro hadii dembi lagu hello la xidho hadii kalena la siidaayo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maxkamad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan