U gudub nuxurka bogga
SABAAD

barbaarin

Magac Fal
Xaraf BSubg BA9 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Barbaarin joogto ah oo lagu kobciyo habdhaqanka Islaamka iyo dhawridda waxyaabaha lama taabtaanka ah ee dalkeenna.gaarka u ah.

”
“

Gabadha diinta lihi waa tan garanaysa siday u gudan lahayd xaqa uu ninkeedu ku leeyahay, siday u dhawri lahayd asraarta gurigeeda iyo nafteeda, siday isaga ilaalin lahayd masayr, carruurtana ugu barbaarin lahayd tubta toosan.

”
“

Manhajku wuxuu ku salaysan yahay in la isku soo dhaweeyo qaabka ay Islaamka u fahamsan yihiin muslimiintu, gaar ahaan xubnaha xarakada, wuxuuna leeyahay heerar barbaarin oo midba kan kale ka sareeyo oo kor u qaadayo ku toosnanta Islaamka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
barbaarin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan