U gudub nuxurka bogga
SABAAD

salaysan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf SSubg SA8 xar
1

Ku s.: wax, wax kale ku tiirsan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Intaas maxaad uga ilowday qoraalkaaga caqliga ku salaysan?

”
“

Cid kasta oo xoogg hanti ku haysatay waa in lagu xukumaa magdhaw ku salaysan sanadihii ay ku dhaqmayeen, haddii aan milkiiluhu iska cafin.

”
“

.Runtii colaad taarikhi ah ayaa labadeena u dhexaysa, kuna salaysan dad iyo dhul soomaaliyeed, hase yeeshee, xirrirka dawladda ma waxa meel taagan tusaal ahaan sida buurta meel ku taala.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
salaysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan