U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bareer1

Magac Lab
Xaraf BSubg BA6 xar
1

Fal ulakac ah oo aan qarsoodi ahayn; caddaan; kas. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Muqdisho (AllPuntland) - Meydad dhowr ah ayaa waabarigii saaka laga helay Xaafadaha Dharkeenley, kuwaasoo ay ahaayeen dhalinyaro si bareer ah loo toogtay.

”
“

Warar hoose ayaa waxay sheegeen in Maareeyaha loo xiray eedeyn uu dhawaan u jeediyay ciidamada AMISOM kuwaasoo uu ku eedeeyay inay si bareer ah u toogteen wiil uu dhalay oo ku sugnaa gurigiisa oo garoonka ku dhow.

”
“

Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda ayaa markii ay soo galayeen Gudaha Magaalada Beled-weyn waxay gudaha ugu galeen Xarunta macalimiinta ajaaniibta ee ay wax ku barayeen Dadka reer Beled Weyne, waxaana la tilmaamay in ay toogasho bareer ah ugu geysteen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bareer - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan