U gudub nuxurka bogga
SABAAD

beled

Magac Lab
Naxwe-ldaan, m.dh
Xaraf BSubg BE5 xar
1

Degaan leh guryo badan, dukaamo, dugsiyo, isbitaallo, waddooyin dhaadheer iwm; magaalo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Beled-weyn (AllPuntland) - Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda kmg ah ayaa howl gallo ka wada Magaalada Beled Weyn ee Gobolka hiiraan, kadib markii xalay la weeraray guriga mid ka mid ah Gudoomiye kuxigeenada Gobolkaas.

”
β€œ

Muqdisho(Allpuntland)-Ciidamo ka tirsan Dowladda KMG Sooomaliya ee uu tababar uga socday Xero ku taala dalka Kenya ayaa qaarkood isu soo dhiibay maamulka Xarakada Al Shabaab ee Degmada Beled-xaawo ee Gobolka Gedo.

”
β€œ

Beled Weyn: "Maanta laga bilaabo ma jiri doonto in la yiraahdo cid aan la aqoon ayaa dilalka ka dambeeyay, kuwii wax dilayay gacanta baan ku soo dhignay"Taliyaha Dambi Baarista.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ldaan, m.dh

Xarafka

B Β· BE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
beled - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan