U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bariis

Magac Lab
Xaraf BSubg BA6 xar
1

Geed cawseed dalagga la beerto ka mid ah dhala iniinyo yaryar oo kuwa sarreenka ka yar oo la cuno marka la karsho.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Deeqdan ayaa waxay ka koobneyd dhowr nuuc oo isugu jirtay Galley, Messago iyo Bariis, kuwaasoo la sheegay in askarta Itoobiyaan inta gunooyinkooda ka soo jareen ugu soo iibiyay dadka soomaaliyed.

”
β€œ

Waxaana raashinkaasi uu u badnaa bariis, iyada oo kiishashka uu ku jiray dusha ay kaga qornayd WFP.

”
β€œ

Qoys kasta oo ka mid ahaa qoysaskaasi deeqda loo qeybiyay ayaa helay 25 kiilo oo bariis ah gasac Saliid ah iyo sedax boqol oo Shilin Soomaali ah, waxaana sidoo kale dadka dhaawaca ah ee ku jira isbitaalada qaarkood loo qeybiyay lacago Cadaan ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bariis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan