U gudub nuxurka bogga
SABAAD

galley

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GA6 xar
1

Geed ka mid ah dalagga la beerto oo leh caleemo balballaaran, dhaadheerna, wuxuuna dhalaa iniino badar oo la cuno lagana miiro saliid; arabbikhi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Shacabku waa inay ka tashadaan Hay’adaha Gargaarka oo ay iyagu iskaalmeeyaan waayo waxay ka sugayaan Hay’adaha gargaarka waa Galley Quruntay” ayuu yiri Tarsan.

”
“

Dadyowgii la oran jirey Olmekista iyo Mayaniska ayaa dhowr jaad oo galley ah beeran jirey iyagoo karsan jirey iyadoo baduugan (iyadoo budo laga dhigey) ama farsamaysan (nixtamalization).

”
“

Deeqdan ayaa waxay ka koobneyd dhowr nuuc oo isugu jirtay Galley, Messago iyo Bariis, kuwaasoo la sheegay in askarta Itoobiyaan inta gunooyinkooda ka soo jareen ugu soo iibiyay dadka soomaaliyed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
galley - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan