U gudub nuxurka bogga
SABAAD

barqo

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BA5 xar
1

Waqtiga u dhaxeeya subaxda iyo harka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cyaarahan oo weli kadhaa laysku hayo, Inkasta oo aanay shan-karoontu addinka ku ciyaarayn, balse ay isha ka ciyaarka aad u taqaan ayaa daawashadu ka xumaatay, ka dib markii ay barqo-weerar noqotay ee laydh iyo Telefishin laysla waayey.

”
“

Waxay garaacaanba barqo dheer ayay isku xidheen xidhmooyin Sarab u eg.

”
“

Waxay isla qireen arxan darrada inta abaabusha gudniinka hablaha yaryar iyo maangaabnimada kuwii ka taliyay in hablaha la qasho barqo cad!

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
barqo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan