U gudub nuxurka bogga
SABAAD

arxan1

Magac Lab/Dheddig
Xaraf ASubg AR5 xar
La Mid AharaxMagac Dheddig
1

Xiriirta lafdhabarta qaybteeda sare oo ay feeraha ishaystaan.

2

Xubin hilib ah oo ka kooban dhowr ricirood iyo cadkooda.

3

Sac, saddex da'ood ama ka badan dhalay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haween sheegay inay yihiin umulo oo la hadlay warbaahinta ayaa ku eedeeyay dhinacyada dagaalama inaysan wax arxan ah u sameynayn shacabka, iyagoo xusay in kooxahan dagaalama ay doonayaan inay shacabka baabi'iyaan.

”
“

"Ciidamada Dowlada iyo kuwa kale ee AMISOM waxay si arxan-daro ah ula dhaqmaan dadka rayidka ah ee ku sugan goobaha ay gacanta ku hayaan, waxaana ka mid ah inay gaadiidka dhacaan, haweenkana kufsadaan" ayuu yiri Badbaado.

”
“

Dhinaca kale, Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Xuseen Carab Ciise, ayaa sheegay in ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay sii wadi doonaan howlgallada ay dalka uga xoreynayaan kooxda arxan-laawayaasha argagixisada ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

1

Xarafka

A · AR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
arxan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan

arxan¹ - Magac Lab/Dheddig - Afjire Qaamuuska