U gudub nuxurka bogga
SABAAD

biil1

Magac Lab
Xaraf BSubg BI4 xar
1

Kharash maalmeedka ama bileed; masaruuf.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Iyadu ma shaqeyso, oo waxa ay qaadataa Es-Es-Aay, oo ay weliba biil uga dirtaa labadaa wiil ilmahoodii agoomoobay iyo xaasaskoodii.

”
“

Alaylehe adhi baad sheegayseene iminkaad islaamo badan biil la`aan iyo darxumo u horseedeen.

”
“

Axmed Waizy oo degan meel la yiraahdo Lindome ayay u suurto geli waysay inuu iska bixiyo biil uu ugu talo gala shirkad Jarmal ah isagoo isticmaalayay Internet-ka ama qeybta Online-ka ee Skandiabanken si uu isaga bixiyo biilkaas.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
biil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan