U gudub nuxurka bogga
SABAAD

geli

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf GSubg GE4 xar
1

Cid, wax dhaxdii, wax kale gaarsiin, ku ridid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddii qofku gudbo imtixaan waxbarasho oo ugu yaraan socotey sannad, waxey tani siineysaa aqoon guud oo uu ku geli karo waxbarasho sare.

”
“

Dhanka kale, saraakiil u hadlay kooxda Ahlu-suna oo uu dagaal kala dhexeeyo Al-shabaab ayaa sheegay inay dagaal la geli doonaan, kadib markii ay ku eedeeyeen inay burburiyeen qabriyo ay ku aasnaayeen culumo Somali ah.

”
“

Ciyaartoyga Zidane oo asalkiisu ka soo jeedo dalka Aljeeriya, da’diisuna tahay 31-jir ayaa suxufiyiinta u sheegay inuu inta ka hadhay dhammaadka heshiiska Real uu ka qayb-geli doono tartan kasta oo ay leedahay kooxdu, una ciyaari doono sida ugu wanaagsan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

G · GE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
geli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan