U gudub nuxurka bogga
SABAAD

darxumo

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA7 xar
1

Tusaale Dheeraad ah3

“

Duqdu, waa ay taxaddareysay, si ayan u qabsan wixii ay "Magool" ka muujisay Calaacalka, ee ay ka tiri:-"Armuu i diidaa, i-deyriyaa oon ku daalaa;Armaan darxumo iyo dhib doontaayoon dekaamaa; dabadeed noqdaa doqontii cidlada ka dabbaal-degeysay"..!

”
“

Subax, isaga oo ku mashquulsan hawshii raashin-bixinta, ayuunbay si lama filaan ah ugu soo baxeen gabadhii deeqa ee uu jeclaa iyo hooyadeed oo wada socda, markiiba isagu wuu gartay, inkasta oo ay diif iyo darxumo ka muuqatay.

”
“

Alaylehe adhi baad sheegayseene iminkaad islaamo badan biil la`aan iyo darxumo u horseedeen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
darxumo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan