U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kharash

Magac Lab
Xaraf KHSubg KHA7 xar
La Mid AhkharajMagac Lab
1

Wax allaale wixii lacag ah oo jeebka ka baxa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qorshahihii siyaasadda arrimaha dibadda ayaa isna noqday mid dhicisoobay ilaa ay gaadhay heer maanta oo 8-sanno in ku dhow ka soo wareegtay ay wasaaradda arrimaha dibaddu qirato in aanay kharash ku filan wasaaraddu ka helin xukuumadda oo ay hawlgalaan.

”
“

Gudoomiyaha Hanti dhowraha MGPL Axmad Maxamad Xasan ayaa qayb wayn ka qaatey soo diyaarinta xogta xisaab xirkii Misaniyada 2006 taas oo GW Puntland diiden kadib markii la soo bandhigey in aan lagu kharash gareyn hay'dahii loogu talagely.

”
“

Sidaa daraadeedna ay lagama maarmaan tahay in la helo kharash lagu wado hawl maalmeedka ururka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kharash - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan