U gudub nuxurka bogga
SABAAD

billow1

Magac Lab
Xaraf BSubg BI6 xar
La Mid Ahbilow1Magac Lab
1

Tallaabada ugu horreysa hawl la fulinayo.

2

Waqti xaddidan qaybtiisa hore.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ka soo billow xilligii Ingiriiska iyo Talyaaniga ay gumaysteen wadankeenna ilaa iyo faragalinta qayaxan iyo qabsashada ay xabashidu kula kacday wadankeenna waxay caddayn u yihiin faragalin joogta ah oo lugu hayo dadka iyo dalaka Soomaaliyeed.

”
“

“Haye, billow,” ayuu Macallinku yiri, “labo daqiiqo ku akhri jawaabaahaaga.”

”
“

Ugu danbeyntii, saddexdan qodob waxay ila-tahay inay billow u noqon karaan dadaallo farabadan oo socda ama soo socday in muddo ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
billow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD