U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaddidan

Fal Magu (4)
Naxwe-dnaa, -dnayd
Xaraf XSubg XA8 xar
1

Wax xad loo yeelay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidaas awgeed ayay ku dhalatay fikradda ah in la sameeyo computer loogu yeero “Computer-ka $100 jooga,” kaasoo loo farsameeyey inuu ku badbaado isla markaana ku shaqeeyo dhul aan nadiif ahayn, oo walibana ay korontadiisu xaddidan tahay.

”
“

Haddaba waqtiga ay inoo ukamaan Axsaabta iyo shuruucdeedu waxay Guurtidu qaadan doontaa xil ka duwan kuwii hore, oo ah mid xaddidan oo Dastuurka ku cad.

”
“

Sida uu ereygiisu u urursan yahay ayaa Hadraawi uu addinkiisuna u xaddidan yahay, waxana taas asxaabtiisa gaarka ahi ugu bixiyeen naanaysta GEED.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-dnaa, -dnayd

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaddidan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan