U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caddayn

Magac Fal
Xaraf CSubg CA7 xar
1

.dh caddee.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba, Itoobiya inay xiriir wanaagsan la lahayd qab-qableyaasha dagaalka Soomaaliya, kama aanay aha naxariis iyo kaalin hufan oo ay Soomaaliya ka haysay, sida ay ku andacoonayso, balse waxay caddayn u tahay siyaasaddeeda ku dhisan “qaybi oo xukun”.

”
“

Bayaankuna horta kuma caddayn inuu yahay mid si rasmi ah u soo baxay, ee waxaaba iska cadayd inuu u ekaa mid qolyaha internetka ee aad mooddo in ay iyaguba afhayeen u yihiin cida la eedeynayo ay soo dhoodhoobeen.

”
“

Haddii ay culimadan musaalaxadu hadli lahaayeen, umadda u caddayn lahaayeen cidda heshiiska diiddan, shacbigana fari lahaayeen in qoladaas dhinac laga wada istaago, waxa ay u badan tahay in wax uun la badbaadin kari lahaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Isrogrog

3

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caddayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan