U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bulshey

Magac Lab
Xaraf BSubg BU7 xar
1

Qof dhaqan iyo anshax wanaagsan kula dhaqma bulshada uu la noolyahay.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Bulshey adigey boqraday, adaa bili igu shakalay, markii laguu biliqaysto, markuu baqaagu yeedho, ayaa bahowyow gabyaa, dareenku baraarugaa, dantaada haddaan la bi'in, miyeynu is baran lahayn.

”
β€œ

Wuxuu ahaa bulshey dabeecad macaan oo soo jiita saaxiibbo badan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B Β· BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bulshey - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD