Tusaale Dheeraad ah3
β
Laakiin sidoo kale reerka cusub waxa loo yaqaanay bili-caws, oo macneheedu yahay qoys cusub oo aan waxba haysan, sidaa awgeed waxa laga caawin jiray sidii ay u reeroobi lahaayeen, sida Goyn, Gaafo, Kaalo, muquuno IMW.
ββ
Inkasta oo Bayer Leverkusen raadinayso ciyaartoy, haddana wuxuu isagu sheegay inuu caddeeyay mawqifkiisa oo aanu doonayn kooxdaa oo uu ku tilmaamay mid aan la bili ahayn, mustaqbalkiisiina in badan ka dayacday.
ββ
Golayaashii deegaanada dalka ee la doortey oo maayaradii hore, bili u Dhaliisha mucaaradka oo horumarkeedii ka soo daray.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)
Xarafka
B Β· BI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
