U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gabyaa

Magac Lab
Xaraf GSubg GA6 xar
1

Nin hal-abuurka maansada yaqaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhafoor godnaanteeda iyo dhabanno hayskeeda waxaad moodaysay gabyaa caydha oo gabanno haysta.

”
“

Waa Qoys qof kasta oo ka mid ah; rag iyo dumarba; uu Alle ku galladay oo hibo u siiyey af-tahannimo ku aroorta afka iyo suugaanta soomaalida, gaar ahaan Qoysku waxa ka kaca gabyaa badan oo yeesha inta badan buruud iyo haybad Ilaahi ah.

”
“

Abu Zubeyr waa nin gabyaa ah oo aad isku qariya, sawiradiisa rasmiga ahna illaa iyo hadda lama haayo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gabyaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan