U gudub nuxurka bogga
SABAAD

buuni

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf BSubg BU5 xar
1

.kh B. ah: qof aad u aqoon badan; mufti.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Waxa kale oo uu Madaxweynuhu u Magacaabay Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha, Mudane, Xuseen Caynaan Faarax oo uu ka geeriyooday Marxuum Cabdi Xasan Buuni.

”
“

Buuni waxa kale oo uu soo qaaday wadada isku xidha gobolka Awdal iyo Jabuuti laba saacadood iyo badh qudha ayaa loo socon lahaa hadii la sameeyo.

”
“

Cabdi Xasan Buuni waxa uu dadka reer Awdal ku booriyey inay doorashooyinka ka qayb qaataan oo ay doortaan madaxdii maamuli lahayd.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
buuni - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan