U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caar

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf CSubg CA4 xar
2

Cudur haragga dadka ku dhaca oo baro cadcad u yeela; qawad. cΔ…ar m.l Xubinta taranka ee ratiga.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Maalin ayaa haddaba Sheekhu isugu yeedhay beeshiisa Tad-caar ballaadhan oo uu sameeyey.

”
β€œ

Mar walba qofka Madax-tooyada wax ka sheegaa ma khaldana, canbaarayn iyo caar-duminna uma jeedo, dhaliilaha runta ahna laguma hor joogsan karo erayo af-dhabaan-dhab ah iyo weliba dardaar-werin aan cidna lagu didin karayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

C Β· CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caar - sawirka la wadaagga

La Wadaag