U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cadcad1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Waxaro yaryar oo aan weli ababin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Waxaan ku soconay dalka Urdun, xaaladeenu waa wanaagsan tahay, waana ka badbaadnay weerarkii burcadbadeeda" ayuu yiri Ciro Pinto, isagoo xusay in kooxaha weeraray ay gaarayeen 7-ruux, ayna wateen laba doomood oo cadcad.

”
“

Jidadka oo kolkii horeba liitay waxa xanniba baabuur cadcad oo kulligood muraayado hadh leh ku qafilan.

”
“

Arrimahaas waxaanu ka qaadnay talaabooyin cadcad oo wax ku ool ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cadcad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan