U gudub nuxurka bogga
SABAAD

madaafiic

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA9 xar
1

.w

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamada Eithopia ee ku jira Wersheda Baastada ayaa waxa ay Hoobiyaashaasi uga jawaabeen Madaafiic aad u xoogan oo ay u ridayeen hadaba Jahadii ay ku qiyaasaan in Hoobiyaasha looga soo rido.

”
“

Ciidamada AMISOM ayaa dagaalka kaga qaybgalay madaafiic culus oo ay ku jiraan kuwa taangiga, waxaana dagaalkan uu imaanayaa iyadoo Madaxweyne Sh.

”
“

Arintan ayaa ah murugo usoo hoyatay Soomaalida 100% muslimka ah ee ku nool UK, iyadoo kuwii dalka joogayna ay ku socdaan dagaalo & madaafiic ayna usii dheertahay baahi. waxaanse alle ka baryeynaa in Soomaali meel ay joogtaba dhibaatada ka qaado.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
madaafiic - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan