U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jug

Magac Dheddig
Naxwesh.r
Xaraf JSubg JU3 xar
1

Nabar, ay waxa gammuuxani geystaan.

2

(sh.r) Wax qarxay ama si xoog leh meel ugu dhacay, sanqadhooda.

3

J. ah: haad fas badan laga hayo (turub).

Tusaale Dheeraad ah3

“

DAYMADA WARGEYSKA:Jug-soo-dhacay: Fidno Somaliland ku soo Korodhay!

”
“

Si kastaba ha ahaatee, waxaan shaki ku jirin in Jug-soo-dhacay yahay fidno cusub oo ku soo korodhay Somaliland, isla markaana u baahan in shacabku dhegaha iyo indhahooda ka dabooshaan naxliga iyo sunta uu qaybinayo.

”
“

Al-Shabaab oo Qiratay Mas'uuliyada Dagaalo watay Madaafiic oo Maanta ka dhacay Muqdisho,Xaalada oo Caawa Degan inkasta oo la Maqlayo Mar-mar Jug Culus.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

sh.r

Xarafka

J · JU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jug - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan