U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cadceed

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA7 xar
1

Xiddigta weyn oo dhulka iyo meerayaasha kale ku meeraystaan, iftiin leh; qorrax.

2

Iftiinka qoraaxda ee barqada iyo galabta. cadceed-dhac m.l Qorraxdhac.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Cadceed soo baxday calaacali ma qariso.

”
β€œ

Haddaba dagaalkii SNM ee 1981-kii ilaa guda galkii wuxuu ahaa mucjiso xagga rabi la inga caawinayey gees ilaa gees cadceed ka soo bax ilaa cadceed dhac.

”
β€œ

Inta uu dhaqaaqay, ayuu cadceed-galabeedii isku beegay oo dhinaceeda naga maray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C Β· CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cadceed - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan