Skip to main content
SABAAD

bax

Fal Magu (1)
Naxwe-xay, -xday; -bixi
Xaraf BSubg BA3 xar
1

Meel ka tegid.

2

Dhimasho.

3

Caloolbixid, shubmid.

6

Shidmid (dab).

7

Gadmid, iibsamid (ganacsi).

8

Ka b.: wax ka noqosho.

9

Ka b.: arrin ama waajib gudasho.

10

Ku b.: qaymo ku fadhiisasho.

11

La b.: wax meel ku jira baxsasho.

12

La b.: la cararid (gabar).

13

Isku b.: isku buuqid, isku kicid.

14

Isku b.: jiq noqosho.

15

Kala b.: kala qaybsamid.

16

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-xay, -xday; -bixi

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bax - sawirka la wadaagga

La Wadaag