U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mucjiso

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf MSubg MU7 xar
1

Dhacdo aan horey loo arkin faliddeeduna aadanaha ku adagtahay.

2

Wax aad loola yaabo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waxaase mucjiso noqotay 47kii qof mid kamid ah markii ilaahay ka badbaadiyey xasuuqa foosha xun nin dhalinyaro ah oo la yidhaahdo Muuse Cumar Mire( Cawil).

”
β€œ

Dabka xafiiskan burburiyay ayaa lagu timaamay mucjiso, iyadoo shaqaalaha xafiiskaas ay layaab la muujiyeen gubashada xafiiska, qaarkoodna ay sheegeen inay saakay ka war-heleen gubasha xafiiskii ay ka shaqeynayeen.

”
β€œ

Aqoon la kala sarreeyo mucjiso iyo maqaaddiir midna maaha ee runtu waa in lagu kala duwan yahay waxbarasho oo soojireenku u marag kacayo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

M Β· MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mucjiso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan