U gudub nuxurka bogga
SABAAD

carrabey

Magac Lab
Xaraf CSubg CA8 xar
La Mid AhcarrablawMagac Lab
1

Nin aan karin erayada qaarkood sida loogu dhawaaqo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wuxuu difaacayaa kaalinta hormoodnimo ee Salaan Carrabey.

”
“

Salaan Maxamed Maxamuud Xirsi (Carrabey) wuxuu ahaa abwaan caan ah oo hibo Ilaahay u siiyey tirinta maansada soomaalida noocyadeeda kala duwan.

”
“

Salaan-carrabey wuxuu ahaa hormuudka maansooleyda qarnigii labaatannaad.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
carrabey - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan