Skip to main content
SABAAD

caan

Magac Lab
NaxweC. ah = Caan ah
Xaraf CSubg CA4 xar
1

.kh C. ah: wax dad badani yaqaan. Xarafka C. waa ereyga caan oo la soo gaabiyeey . Magacyada la halmaala ereyga caan (sida: hebed, ilbax, hodan, kaamil iwm) intooda badan lama raacsin karo qodob asagoo madaxbannaan sida ku cad weerta: *caanka baa yimid, aan ka ahayn markii lagu lammaaninayo magac qodobaysan sida: ninka caanka ah. Mahadcelin Hawshaan dhammaystirkeeda waxaa kaloo noo suurtageliyay sida lixaadka iyo hagar la'aanta ah ee ay gacanta noogu siiyeen xagga isku duwidda iyo farsamada: Francesca Bitocchi iyo Renato Moretti oo isagu si gaar ah noogu taageerey xagga hawsha kombiyuuterka. Sidaa darted waxay naga mudanyihiin in aan si gaar ah ugu mahadcelino iyaga iyo dhammaan intii kale ee horey gacanta uga gaysatay diyaarinta qaamuuskan. Annarita Puglielli Cabdalla C. Mansuur XX Ereyada la isku gaabiyay a ac baay. bot. bul. c.af c.beer c.cimi c.fal c.naf c.nafl ca daaw. dd dh dhaq dhm dii. diid dk e eb e.d etno. f fals. fiis. fk g h isrog j jool. juqr. ke kh kiim. l Amar aan cayinnayn Baayoloji Botani Bulsho cilmig-afeed cilmi beereed cilmiga cimilada cilmi-falag cilimi-nafsi cilmiga-naflayd Cayiman Daawo Diirad Dheddig Dhaqaale Dhimman Diinta Diidmo Dibkabe Erey Ebyoon erey dareen Etnoloji Fal Falsafad Fiisikis Falkaab Gudbe Horyaale Isrogrog Jagaale Jooloji Juqraafi Keli Khabar Kiimika Lab imperativo indefinito biologia botanica società linguistica agricoltura meteorologia astronomia psicologia zoologia definito medicina focus femminile economia clitico religione negazione suffisso parola indipendente esclamazione etnologia verbo filosofia fisica avverbio transitivo preposizione coniugazione ordinale geologia geografia singolare predicato chimica maschile imperative indefinite biology botany society linguistics agriculture meteorology astronomy psychology zoology definite medicine focus feminine economics clitic religion negation suffix word indipendent exclamation ethnology verb philosophy physics adverb transitive preposition conjugation ordinal geology geography singular predicate chemistry masculine XXI

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

C. ah = Caan ah

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caan - sawirka la wadaagga

La Wadaag