U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abwaan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dhRiwaayad
Xaraf ASubg AB6 xar
1

Buug ama buugag taxane ah oo laamaha aqoonta oo dhami ku uruursanyihiin.

2

Nin curin iyo hal-abuur suugaaneed leh.

3

A. ah: nin garasho aqoon abwaanad iyo waaya-aragnimo dheeraad ah leh.

4

Qof riwaayadaha curiya.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Abwaan Abshir Bacadlle oo Muqdisho ku geeriyooday.

”
β€œ

Abwaankuluc waa abwaan ilaahey ku manaystay murti ku salaysan hab-curis hanaan wacan oo laga dhandhansan karo qaafiyad suugaaneed oo ku qotonta ama dhidibada ku aasatay meel la hubo oo aanay si dhayal ah dhulka ugu dhacayn.

”
β€œ

Abwaan Hadraawi oo sida suugaantiisu u badan tahay ah, nin u ban-baxay halgan shacbi oo sama-doon ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Cilmiga

Riwaayad (riw.)

Xarafka

A Β· AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abwaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan